DAABACAADO BIYO

SWALIM waxay dib u heshay oo soosaatay tiro baaxad leh oo daabacaado qoraallo biyo-la xiriira ah oo taabanaya qeybo sida tayo biyo, roob da’a, waraab, biyosiin, biyo roob celis, dalab biyo iyo kuwo kale. Daabacaadahaan waxaa laga helikaraa maktabadayada digital-ka ah taasoo kuu ogolaaneysa inaad aqrisato iyo raadsashada daabacaado ku saleysan mowduucyo si gaar loo danaynayo, cinwaano iyo noocyo daabscaado qoraallo ama magacyo qoraayaal. Hoos waxa lagu muujiyey qaar ka mid ah daabacaado SWALIM. Si aad u raadiso daabacaado gaar ah, fadlan booqo maktabaddayada Library.

Somali