Daabacaadaha Dhulka

SWALIM waxa dib u heshay oo ay soosaartay tiro baaxad leh oo ah daabacaado taabanaya  qeybo ah sida baxaalliyo-dhul, ded dhul, isticmaal dhul, ciido, haboonaanshiyo dhul iyo xaaluf dhul iyo kuwo kale. Daabacaadahaan waxaa laga dhex helikaraa maktabadayada dhijitaalka ah (digital library) taasoo kuu ogolaaneysa inaad aqrisato iyo inaad ka raadiso daabacaado ku saleysan mawaadiic gaar loo daneynayo, cinwaano iyo noocyo daabacaado ama magacyo qoraayaal. Hoos waxaa ku yaal qaar ka mid ah daabacaadaha SWALIM oo la tilmaamay. Si aad u raadiso daabacaado gaar ah, fadlan booqo maktabaddayada Library.

Somali