L-04 Sifeyn Isticmaal Dhul ee Aag Daraasad loo Doortay gudaha Soomaaliyand

Somali
Technical report
Title Language: 
Somali
Language: 
English
Abstract: 
Waxaa jira walaac kordhaya oo ku aadan xaaful saabtay beer- iyo beyado dabiiciyeed. Arrintan, daraasado isticmaal dhul ayaa noqonaya aasaaska falanqaynta sababaha horseedaya xaaluf wax soo saarka geyi beer iyo beyad, ama sii xumaanshaha beyad dabiiciyeed. Daraasadaan waxay isu keeneysaa farsamooyinka baarista cilmiyeysan ee GIS iyo jeedaalin dareeme fog sida qalab wax lagu khariidadeeyo, ay la socto soo indha-indheyn dhul oo ay ku jirto wareysiyo yara-qaabaysan oo goob walba u gaar ah oo lala yeesho dad maxalli ah oo yaqaan deegaanka iyo xiriir lala sameeyo hay'ado maxalli ah. Macluumaadka soo baxay waxaa loo isticmaali karaa in uu caawiyo si loo sameeyo doorashooyin caqli gal ah oo ku saabsan isticmaal dhul, go'aamin meesha ugu wanaagsan in laga dhigo degsiimooyin cusub, dhul beereed, biyo-mareen, waraab, meel-mah iyo goor-mah ayaa la isticmaalayaa farsamoooyin cusub, si loo sharaxo kala duwanaan masaaxadeed iyo mid xilliyeed ee wax soo saar, iyo in laga jawaabo su'aalo kale oo badan oo ku saabsan maareyn, isticmaal iyo ilaalinta deegaanka dabiiciga ah.
Access conditions: 
Date of publication: 
January, 2007
Agris Subject Categories: 
Extent: 
45p
Form: 
Notes: 
2 Annex,4 Tab,6 Fig,14 Plate
Source: