Wargeysyo

“Wargelin cusub ee SWALIM” waa wargeys ay SWALIM soosaarto. Wargeyska waxaa horey loo soosari jirey si afar jeerle ah, hase ahaatee taabagalay 2015, oo hadda ah wargeys saddex jeerle sanadkii. “Wargelin cusub ee SWALIM” waxaa loo isticmaalaa in macaamiishayada geyi ballaran saldhig ku leh, oo ka soo jeeda dad deegaan, hay’ado caalamiyeed aan dawli ahayn, hay’ado dawladeed, hay’ado Qarammada Midoobey, hay’ado tacliimeed, ururro bulsho iyo bulshooyin, looga warramo waqabadyada iyo guulaha uu gaarey mashruuca SWALIM mudadii hadda ka horeysay. Wargeyska cusub wwuxuu soo koobayaa waxqabadyo socda iyo kuwii dhammaaday oo ah biyo, dhul, jeedaalin fog, maareyn macluumaad iyo dhisid awood taasoo natiijooyinkiisa la filayo inay sii wanaajiso xogta la hayo iyo macluumaad ah xaaladda, caqabadaha soo foosaara iyo fursadaha loo helikaro hab maareyn raandhiis leh ee kheyraadka biyaha iyo dhulka gudaha Soomaaliya.

Ma dooneysaa inaad hesho wargeyska, fadlan soo buuxi waraaqda dalbashada subscription form. Sidoo kale waxaad nuqulladii hore ee wargeyska ka raadin kartaa gudaha maktabadda library.

Somali