Training program

SWALIM waxay haysataa barnaamij tababar dhammeystiran kaasoo daboolaya  koorsooyin/ casharro kala duwan  oo ku saabsan maareyn macluumaad biyo iyo dhul. Tababarka waxaa bixiya khubaro dagan Nairobi oo u faa’ideeya shaqaale jooga xafiisyada iskuduwidda, xarumaha xogta iyo wasaaradaha lahawgaleyaal ah. Waxaa weheliya, marka la eego kaalin muhiim ah oo Ururrada aan Dowliga ahayn (NGOs) ay ka ciyaareen barnaamijyo horumarin iyo iyo mashaariic gudaha Soomaaliya, SWALIM waxay u fureysaa dhammaan tababarradeeda shaqaale ka tirsan hay'ado maxalli ah, samafal caalami ah (NGOs) iyo Ururro Bulsho (CBOs).

Si aad u hesho macluumaad dheeri ah iyo keydin kaqeybgal (masaaxad) koorsooyin tababar, fadlan buuxi waraaqdayada “korso/tababar keydis"/course reservations” form ee ku jirta bogga Xiriirada halkaasoo  aad ka xulan karto koorso(oyinka) aad xiisaynayso. SWALIM waxay samaysaa dadaal kasta si ay u fuliso codsiyo meeshii ay ka jirto dalab caqligal ah.

Somali