Soomaaliya waxay leedahay laba webi oo joogto ah, Juba iyo Shabeelle, labduba waxay soo dhashaan buuraleyda sare ee Itoobiyaha. Biyo-rogga sare ee labada webi (ee Itoobiya gudaheeda) waxaa ka yimaada wax ka badan 90% biyaha qulqulaya, halka inta kale ay ka timaado gudaha Soommaliya.