Information management

Information management

Undefined

SWALIM WAXAY TAGYEERTAA XARUNTA HAWLAHA ABAARTA & ISKUDUBBARIDKA (DOCC) EE MUQDISHA

Xaaladda beni’aadamnimo ee Soomaliya waa ay sii xumaaneysay tan iyo markii abaarta lagu dhawaaqay dhammaadkii 2015. Waxaa la qiyaasay in dad 6.2 malyan ah ay u baahan yihiin gaargaar beni’aadamnimo intii lagu jirey muddadaan. Dadka ugu badan ee abaartu saamaysay waa dumar, carruur iyo dad da’da ah oo bulshada ka tirsan.

Somali
Subscribe to RSS - Information management