Tababar Maareyn Dhul

SWALIM waxay siisaa tababarrada soo socda oo ku saabsan maareynta kheyraadka dabiiciga ah hay’ado ka shaqeeya gudaha Soomaaliya:

  • Soo uruurinta xogta kheyraadka dhulka, baaris iyo ka warbixin
  • U adeegsiga Jeedaalin Fog (Remote Sensing) khariidadeyn kheyraad dhul (Land Resources Mapping).
  • Bacrimin ciid
  • U adeegsiga GPS-ka sahamo kheyraad dhul
  • Xaaluf dhul

Tababarrada waxaa lagu qabtaa gudaha Muqdisha, Garoowe, Hargeysa, iyo Nayroobi. Tababarradu waxay isugu jiraan casharro la fasiro iyo qeybo goobo banaan gacan looga qabto. Ka-qeybgalayaasha waxaa horey looga soo xulay wasaaradaha dawladda, NGOs, CBOs, jaamacado gaar loo leeyahay iyo NGOs caalami ah. Si aad isugu qortid tababarrada SWALIM bixiso, fadlan buuxi warqadda dalabka “Tababarrada”.

 

 

 

Somali