W-22 Qiimaynta Baahida Biyaha ee Juba iyo Shabeelle

Somali
Technical report
Title Language: 
Somali
AttachmentSize
PDF icon W 22 Water Demand Assessment.pdf3.86 MB
Language: 
Abstract: 
Webiyaada Jubba iyo Shabeelle waa durdurrada kaliya ee joogtada ah gudaha Soomaaliya. Waxay ka soo dhashaan gudaha Itoobiya, halkaas oo ay ka yimaadaan biyaha qulqulaya boqolkiiba 90 wax ka badan. Dooxooyinka labada webi waxay fidsan yihiin aag dhul oo bedkiisu yahay 174.600 km2 gudaha Soomaaliya. La socod aasaasi ah ee labada webi iyo dooxooyinkooda ayaa waxay ka dhex socotay mashaariicdii hore ee SWALIM, oo u dhigaysa aasaas wanaagsan hab aad u horumarsan, kormeerid webi oo joogto ah iyo isku dubaridid xog (xarumo hawo automaatik ah, cabbiraado qulqul oo joogto ah, indha-indhayn caroo-degis iyo kormeerid tayo biyo oo ay weheliso habab tijaabo ah oo lagula socodo xaaluf dhul). Dooxooyinka Juba iyo Shabeelle waxaa sidoo kale loo yaqaan “Dambiisha kibista” Soomaaliya: Waa xarunta waxsoosaarka beeraha iyo xoolaha iyo hooyga dadweynaha Soomaaliyeed badankiisa.
Access conditions: 
Our Copyright
Date of publication: 
February, 2013
Agris Subject Categories: 
Form: 
Notes: 
Source: