L-02 Baxaalli-dhul Meelo Daraasad loo Doortay gudaha Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya

Somali
Technical report
Title Language: 
Somali
Language: 
English
Abstract: 
Natiijada u muhiimsan daraasaddan waa xog-ururin baxaalli-dhul cusub ee aagag danayn gaar ah loo doortay (AOI). Waxaa la sameeyey khariidaynta baxaalli-dhulalka oo heer faahfaahin dhexe ah 1:50 000 ilaa 1 : 100 000 oo hadda ah tan ugu dambeysa, la faahfaahiyey oo xog-ururin sugan leh oo gaarsiisan qaybo badan oo dhulka Soomaaliyeed ka mid ah. Sansaaka muuqaal iyo sarrayn dhul ayaa la khariidadeeyey iyadoo la marayo tarjumaad muuqaal masawirro dayax-gacmeed oo ay weheliso cabirista abuurta dhulka (geomorphometry). Warbixinta waxaa ku jira laba ah khariidado baxaalli-dhul (landform), midbana u taagan yahay labada goobood ee daraasadda. Warbixinta ayaa loo isticmaali karaa diiwaangelin khayraad dabiici ah iyo maareyn. Waxay waxtar u leedahay in loo adeegsado khariidadayn ciid iyo ded dhul iyo qiimayn haboonaanshiyo dhul.
Access conditions: 
Date of publication: 
January, 2007
Agris Subject Categories: 
Extent: 
141p.
Form: 
Notes: 
6 Annexes,19 Tables,49 fig.
Source: