The purpose of the present report is two-fold: (1)To summarize and consolidate the main findings of the various land resource surveys and studies carried out in the three study areas and (2) to give a generalized assessment of the land resources of the whole country, based on both existing data (notably on climatic and soils) and on recent SWALIM data.
Waxaa jira walaac kordhaya oo ku aadan xaaful saabtay beer- iyo beyado dabiiciyeed. Arrintan, daraasado isticmaal dhul ayaa noqonaya aasaaska falanqaynta sababaha horseedaya xaaluf wax soo saarka geyi beer iyo beyad, ama sii xumaanshaha beyad dabiiciyeed. Daraasadaan waxay isu keeneysaa farsamooyinka baarista cilmiyeysan ee GIS iyo jeedaalin dareeme fog sida qalab wax lagu khariidadeeyo, ay la socto soo indha-indheyn dhul oo ay ku jirto wareysiyo yara-qaabaysan oo goob walba u gaar ah oo lala yeesho dad maxalli ah oo yaqaan deegaanka iyo xiriir lala sameeyo hay'ado maxalli ah. Macluumaadka soo baxay waxaa loo isticmaali karaa in uu caawiyo si loo sameeyo doorashooyin caqli gal ah oo ku saabsan isticmaal dhul, go'aamin meesha ugu wanaagsan in laga dhigo degsiimooyin cusub, dhul beereed, biyo-mareen, waraab, meel-mah iyo goor-mah ayaa la isticmaalayaa farsamoooyin cusub, si loo sharaxo kala duwanaan masaaxadeed iyo mid xilliyeed ee wax soo saar, iyo in laga jawaabo su'aalo kale oo badan oo ku saabsan maareyn, isticmaal iyo ilaalinta deegaanka dabiiciga ah.
Written by a select group of African academics, policy makers, researchers, and experts from various social and economic science disciplines, African E-Markets provides provocative insights and case studies on the role information plays in African development. Up-to-date research and analysis on the impact of various forms of information on the development process is presented, including e-economic development and its impact on economic growth. Calling for greater attention to be paid to information as a key sector in national economic development, this exploration of African economics cites the advantages of better statistical data and geographic information for more effective economic planning, management, and forecasting in the digital age.
Laga soo bilaabo bilowgii dagaalka sanadkii 1991, lama fulin wax hawl sahan ciideed ah oo waxaa lumtay xogtii cidda ee la hayey oo SOGREAH ay soo saartay, oo ay ku jiraan khariidado muujinaya kala duwanaashiyaha ciidda. Iyadoo la eegayo in hore loo socdo, oo la tixgelinayo hawlaha qorshaynta mustaqbalka gudaha Soomaaliya, ayaa waxaa jira baahi loo qabo in la curiyo xog saldhig ah taasoo laga helayo muuqaal sax ah ee xaaladda jirta ee khayraadka dabbiiciga. SWALIM waxay fulisay sahan ciid iyadoo isticmaaleysa habraacyo isku dhafan oo casri iyo soo jireen ah (si looga gudbo caqabadaha kala duwan ee ka jira gudaha dagaanka la darsay) si loo khariidadeeyo ciido kala duwanaanshiyaha masaaxadeed oo door muhiim ah u jira qiimaynta haboonaanshiyaha dhulka iyo xaalufka dhulka, ay daneyaan isticmaaleyaal kala duwan.
The hydro-geological survey and drilling 8 boreholes aims to improve the availability of water in areas identified as high priority and those having acute shortage of water supply. These include areas of settlement of vulnerable groups such as returnees, IDPs and pastoral population in drought stricken regions of Somalia
SWIMS waa aalad loogu talagalay in lagu dhiso diiwaagelin ilo biyood ee gudaha Soomaaliya taasi waxay suurogelin doontaa asteynta aasaasiga ee ilaha marka la eego xaaladaha oogadeed, dhaqan-dhaqaale iyo maareynneed. Ulajeedada buug-hogaamiyaha duurka waa in la hubiyo habraac la wadaago si xogta duurka laga soo ururiyo ay adeegsadaan dhaammaan isticmaaleyaasha SWIMS. Tani waa tallaabada kowaad ee ugu adag si loo hubiyo tayada xogta iyo sugnaanta guud ee ka dhaxaysa iyo isla xogta uruursan ee ku jirta SWIMS labada.
The Somalia Water Sources Information Management System (SWIMS) is a data management software developed by the Somalia Water and Land Information Management project (SWALIM). The software provides a link to the agencies working in different regions in Somalia towards developing a water sources inventory for the entire country.
The purpose of the Somalia Water Information Management System (SWIMS) is to provide a mechanism for constructing and maintaining an inventory of Water Sources in Somalia to
SWALIM waxay dib-u-hagaajinaysaa shabakad roob-cabire gacmeed qaran oo qayb ka ah hababkeeda macluumaadka biyo iyo dhul. Xog ururiska qarameed ee la sameeyay waxaa loo isticmaali doonaa si loo taageero khariidayn cimilo, digniin hore ee daad iyo daraasado kale oo cilmi-biyood ah (Hydrological studies). Sidoo kale xog ururisku wuxuu noqon doonaa mid si xor ah ay u heli karto cid kasta oo danaynaysa. SWALIM waxay wadi doontaa indha-indheynta rug kasta oo ka tirsan gundhigga xogta taasoo lagu wareejin doono dawladda Soomaaliyeed ee soo baxaysa marka waqtigu ku haboonaado.
(Extract from the preface)Approaches to Private Participation in Water Services will aid governments in developing countries that are interested in private participation in water supply and sanitation. Written for an audience that includes officials, consultants, and donors, the toolkit illustrates options for the design of policies that facilitate the delivery of good quality water and sanitation services to the poor and discusses the main advantages and disadvantages of the options. Among other things, it discusses stake- holder consultationthe trade-offs among tariffs, subsidies, and service standardsthe allocation of risks and responsibilitiesand the selection of the operator. In addition to nine chapters that set out and analyze options for private participation, the toolkit includes an appendix of examples that illustrate the choices made by sixteen governments, a spreadsheet-based policy simulation model that illustrates three of the issues discussed in the text (stakeholder analysis, balancing tariffs and service standards, and the allocation of risk), and a CD-ROM that includes documents that offer different perspectives and more detailed advice.
This report contains comprehensive qualitative and quantitative study of enviromental degradation in the Gebi Valley and Sool Plateau of Sanaag Region in the Northern Somalia.The report was commissioned by Horn Relief in recognition of the environmental factors contribuiting to the over four year drought(2000-2004) in the Gebi Valley and Sool Plateau ecological zones. This report provides baseline data for monitoring of environmental change in the areas and information for developing appropriate programs to address environmental degradation and desertification in the areas